Maxaa ku dhacay macaamiishaada?
1- Macaamiisha Lumay – Haddii website-kaagu aanu ahayn mid muuqaal ahaan soo jiidasho leh, booqdayaashu waxay si dhakhso ah ayay uga tagaan, taasoo keenaysa fursado lumay.
2- Kalsoonida oo hoos u dhacday – Websayd-ka duugoobay ama aan si habeysan loo qaabayn ayaa ka dhigi kara ganacsigaaga mid aan la aamini karin oo la isku halayn karin.
3- Dhaqso uma furmaayo – Waqtigaan dijitaalka ah ee samir la’aanta, isticmaalayaashu waxay filayaan in shabakadaada ay si degdeg ah u soo furanto. Waqtiga raadinta shabakadada oo aad u culus waxayna si xun saameyn ugu yeelaneysaa ganacsigaada.
4- Ka jawaab celinta Mobilka oo liidata – Iyada oo tirada sii kordhaysa ee isticmaalayaasha aaladaha moobaylka, haddii shabakadaada dhaqso jawaabin waxaa kaa tagaayo qayb muhiim ah oo macaamiishaada ah.
Maxaa ku dhacay macaamiishaada?
- Macaamiisha Lumay – Haddii website-kaagu aanu ahayn mid muuqaal ahaan soo jiidasho leh, booqdayaashu waxay si dhakhso ah ayay uga tagaan, taasoo keenaysa fursado lumay.
- Kalsoonida oo hoos u dhacday – Websayd-ka duugoobay ama aan si habeysan loo qaabayn ayaa ka dhigi kara ganacsigaaga mid aan la aamini karin oo la isku halayn karin.
Dhaqso uma furmaayo – Waqtigaan dijitaalka ah ee samir la’aanta, isticmaalayaashu waxay filayaan in shabakadaada ay si degdeg ah u soo furanto. Waqtiga raadinta shabakadada oo aad u culus waxayna si xun saameyn ugu yeelaneysaa ganacsigaada.
Ka jawaab celinta Mobilka oo liidata – Iyada oo tirada sii kordhaysa ee isticmaalayaasha aaladaha moobaylka, haddii shabakadaada dhaqso jawaabin waxaa kaa tagaayo qayb muhiim ah oo macaamiishaada ah.