Suuqgeynta Iimaylka

Maxaa ku dhacay macaamiishaada?

1- Macaamiisha Lumay – Haddii website-kaagu aanu ahayn mid muuqaal ahaan soo jiidasho leh, booqdayaashu waxay si dhakhso ah ayay uga tagaan, taasoo keenaysa fursado lumay.

2- Kalsoonida oo hoos u dhacday – Websayd-ka duugoobay ama aan si habeysan loo qaabayn ayaa ka dhigi kara ganacsigaaga mid aan la aamini karin oo la isku halayn karin.

3- Dhaqso uma furmaayo – Waqtigaan dijitaalka ah ee samir la’aanta, isticmaalayaashu waxay filayaan in shabakadaada ay si degdeg ah u soo furanto. Waqtiga raadinta shabakadada oo aad u culus waxayna si xun saameyn ugu yeelaneysaa ganacsigaada.

4- Ka jawaab celinta Mobilka oo liidata – Iyada oo tirada sii kordhaysa ee isticmaalayaasha aaladaha moobaylka, haddii shabakadaada dhaqso jawaabin waxaa kaa tagaayo qayb muhiim ah oo macaamiishaada ah.

Maxaa ku dhacay macaamiishaada?

  •  Macaamiisha Lumay – Haddii website-kaagu aanu ahayn mid muuqaal ahaan soo jiidasho leh, booqdayaashu waxay si dhakhso ah ayay uga tagaan, taasoo keenaysa fursado lumay.
  • Kalsoonida oo hoos u dhacday – Websayd-ka duugoobay ama aan si habeysan loo qaabayn ayaa ka dhigi kara ganacsigaaga mid aan la aamini karin oo la isku halayn karin.

Dhaqso uma furmaayo – Waqtigaan dijitaalka ah ee samir la’aanta, isticmaalayaashu waxay filayaan in shabakadaada ay si degdeg ah u soo furanto. Waqtiga raadinta shabakadada oo aad u culus waxayna si xun saameyn ugu yeelaneysaa ganacsigaada.

Ka jawaab celinta Mobilka oo liidata – Iyada oo tirada sii kordhaysa ee isticmaalayaasha aaladaha moobaylka, haddii shabakadaada dhaqso jawaabin waxaa kaa tagaayo qayb muhiim ah oo macaamiishaada ah.

0 Comments

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *