‘Suarez ayaa ka wadanaagsan Ronaldo iyo Messi’

'Suarez ayaa ka wadanaagsan Ronaldo iyo Messi'
‘Suarez ayaa ka wadanaagsan Ronaldo iyo Messi’

Cristian Rodriguez oo ka tirsan xulka qaranka Uruguay ayaa sheegay in Luis Suarez uu ka wadanaagsan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi.

Weerar yahanka kooxda Liverpool ayaa qalliin looga sameeyay jilibka, waxaana shaki lagaliyay in uu ka qeybgalo koobka adduunka oo uu ka harsan yahay wax ka yer labo toddobaad, balse saraakiil u hadlay xiriirka kubadda cagta Uruguay ayaa rajo ka qaba in uu ka qeybgalo tartanka.

Xiddiga reer Portugal, Cristiano Ronaldo iyo weerar yahanka Barcelona, Lionel Messi ayaa labadaba isku arka inay yihiin cayaartoyda ugu fiican dunidda, balse arrintaas waxaa waxbo kama jiraan ka soo qaaday xiddiga qadka dhexe ee Atletico Madrid, Rodriguez oo leh Suarez waa cayaaryah ku guuleysan kara abaalmarino qaali ah.

“Suarez waa cayaaryahanka ugu wanaagsan dunidda, annigu uma hadlaayo in aan ahay Uruguay ee xaqiida Leo Messi iyo Cristiano Ronaldand waxbo ma ahan marka uu yimaado meesha Suarez, Messi iyo Ronaldo kuma wanaagsana marka ay yimaadaan xulalka waddankooda balse kooxahooda ayey u wanaagsan yihiinr.”28-jirkan ayaa u sheegay Daily Mail.

Suarez ayaa ku raaxeesanaya in uu xilli cayaareedkan 2013 ilaa 2014 Liverpool u dhaliyay 31-gool horyalka Premier League balse horyaalka ay ka qaadatay Manchester City.

However, Ronaldo also put in a stunning season with Real Madrid as he scored a record number of goals in a single Champions League season to help the club win La Decima, with the Copa del Rey also in the Blancos bag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here