Steven Gerrard oo Gabi ahaanba isaga fariistay Ciyaaraha

GerrardSteven Gerrard ayaa ku dhawaaqay inuu gabi ahaanba isaga fariistay ciyaarista kubada cagta, kaddib 19-sanadood oo uu ku jiray kubadda cagta.

Hadalkii uu dhahay markii uu ka fariistay kubadda cagtana waxa uu ahaa: “marka aan dhimanayo ha ii qaadinina Isibitaalka, bedelkeeda ha la i geeyo Anfield, halkaas ayaan ku dhashay kuna dhiman doonaa.”

3aa654cb00000578-3967838-image-m-42_1479987317093 3ab6c0ef00000578-3967838-image-a-37_1479986236673

Halyeeyga Liverpool iyo England ayaa isaga tagay kooxda LA Galaxy kadib markii uu dhacay qandaraaskiisii kooxdaas, waxaana jiray warar sheegayay inuusan ka fariisan doonin ciyaaraha oo ay jireen kooxo xiiseynayay laakin arintaas ayaa maanta dhamaatay.

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here