Stanbul: Booliska oo xir xiray ciidamadii qabsaday xafiiskaa CNN-ka -Video

13659123_881018495335488_271895835081317777_nCiidamo Boolis ah ayaa goordhow gudaha u galay xaruunta uu Telefeshinka CNN-ka ku leeyahay magaalada Stanbul oo ay xoog ku haysteen qaar kamid ah ciidamada sameeyay af-gambiga.

Ciidamada Booliska ayaa xir xiray dhamaan ciidamadii ku sugnaa xaruunta CNN-ka.

Halkan ka dawo muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here