Soomaalida Minnesota oo dacwad culus ka gudbiyay shirkada TSA-Cod

C11927FA-4044-4565-B0AB-E1EC58FD3A23_w640_r1_s_cx4_cy0_cw82Hoggaamiyayaasha jaaliyadda Soomaalida ee Minnesota ayaa codsaday in deg-deg ah loo baaro eedaha sheegaya in hay’adda TSA ay beegsato bulshada Soomaalida.

Shir jaraaid oo Minneapolis ay ku qabteen ayay jaaliyaddu ku sheegtay in bulsho si gaar ah loo beegsado aanay dastuuri ahay, dowladduna ay arrintaasi si sax ah u baarto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here