Soomaalida Mareeykanka & Dareenka ay ka qabaan Doorashada

doorashada aqalka HooseWaxaa qeybaha kala duwan oo Soomaaliya ka socda soo xullista xubnaha labadda aqal ee baarlamanka Soomaaliya. Xullista xubnaha labadda aqal waxaa ka soo baxaya dhalliilo baddan. Beesha Caalamka ayaa ka hadashey musuq maasuqa iyo nin jecleysigalagu arkey soo xullista xubnaha baarlamanka oo ka dhacaya xarumaha maamul goboleedyada.

Hadaba Soomaalida Mareykanka ku nool oo dhawaan uun ka soo baxay doorasho dalkan culeys baddan iyo saameyn ku yeelatey, waxa ay mar kale u dheg taagayaan waxa ka dhicikara dalkooda hadii aysan cadaalad shaqeyn ama aan la dhageysan dareenka dadku qabaan iyo nooca dowladnimo ee ay doonayaan.

Halkaan ka dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here