Soomaalida Koonfur Africa oo Afka furtay iyo dhibaatooyin ay ka Cabanayaan

Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Dalka Koonfur Africa ayaa waxa ay ka cabanayaan in Dowladda dalkaasi ay ku adkeysay sharciga dal kujooga .

Soomaalida ku nool Koonfur Africa ayaa waxaa ay sheegeen isla markaasina ay cabasho xoogan ka muujiyeen in ay  jiraan Soomaali ku nool dalkaasi in Mudo ah isla markaasina ay san heysan Sharciga Dalk kujooga ee Dalkaasi Koonfur Africa arintaasina ay tahay mid caqabad ku ah shaqadooda iyo joogitaanka Dalkaasi.

Mi ka mid ah Soomaalida ku Nool Koonfur Africa ayaa Toosiye.com u sheegay in ay jiraa Soomaali ku nool Dalkaasi Muddo 3sano ah isla mrkaasina aysam Helin   sharciga Dal kujooga .

Koonfur Africa waxaa ku nool Soomaali aad u abadan Kuwaasi oo Shaqo radis ahaan u tagay Dalkaasi isla markaasina u badan Ganacsato .

Ganacsatada Soomaalida ah ee ku dhaqan Dalkaasi Waxaa ay la kulmaan Dilal boob  iyo Weeraro  jogto ah oo lagu qaado .

Dhawaan Soomali Badan ayaa waxaa lagu Celiayay Garomada Dalkaasi Kadib markii lagu helay sharciyo Been abuur ah oo ay ku imaan rabeen Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here