Soomaali lagu dilay Koonfur Afrika

War Deg-deg ahWararka ka imanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in shantii maalmood ee ugu dambeeyay dalkaasi lagu dilay afar qof oo Soomaali ah.

Ma ahan markii ugu horreysay dilka Soomaalida laakiin waa dhibaato muddo dheer soo socotay.

Koonfur Afrika waxaa ku nool Soomaali badan kuwaasoo u badan ganacsato ka soo cararay waddankooda.

Dowladda Koonfur Afrika waxbo kama qabato dilalka lagu hayo Soomaalida ku dhaqan dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here