Soomaali laga masaafuriyay Masar

imagesCIIKLG34Dowlada Masar ayaa dalkeeda ka masaafurisey  in ka badan 60 qof oo Soomaali ah, sidoo kalena waxa ay xabsiga dhigeen sedex qof oo kale.

Dadkan la masaafuriyey ayey dowlada Masar sheegtey in ay ahaayeen dad si sharci daro ah dalkeeda ku soo galey isla markaana doonaayey in ay u tahriibaan dalalka Yurub.

Sedexda qof ee la xirey ayaa iyagana la sheegey in aysan heysan sharci ay dalkaas ku degenaadaan ama ku joogaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here