Soomaali ku xiran Qahira oo cuntada ka soomay

xabsiXaalad nolol xumo ayaa la soo daristey muhaajiriin ay Soomaali ka mid tahay oo ku xiran xabsiga gobolka Aswan ee dalka Masar, dadkan ayaa la sheegay inay kasoo galeen dhinaca dalka Sudan, kuna socda dalka Libya.

Muhaajiriinta ayaa sheegay, in loo diiday Raashinka. qaar kamid ah Tahriibayaasha oo la xiriiray VOA, ayaa u sheegay ineey la daristay dhibaatooyin cusub,oo ay kamid yihiin jirdil iyo in loo diiday cuntada.

Halkaan ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here