Soomaali ku biiri rabtay ISIS oo dacwadi uga bilaabaneyso Minnesota-Cod

76794B45-3E0D-44FF-928B-C47F04751BDD_w640_r1_s_cx0_cy5_cw0Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa ka bilaabatay dhageysiga dacwad ka dhan ah saddex dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah, kuwaasoo oo qeyb ka ahaa koox dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay donayeen inay ku biiraan kooxda Daacish.

Maxkamaddu waxay shalay bilowday xulista xeer-beegtida dacwaddan dhageysan doonta.

6 dhalinyaro ah oo kooxdan ka mid ahaa ay horey maxkamadda uga hor-qirtay danbi ah inay taageereen kooxda Daacish, halka mid kale oo isna kiiskan loo haysto la la’yahay, loona maleynayo inuu Syria joogo.

Xigasho: VOA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here