Dhagayso: Soomaali 17-jir ah oo lagu dilay Canada

Canada FlagShalay waxa magaalada Toronto ee dalka Kanada lagu aasay Sharma’arke Faarax oo ahaa 17 jir Soomaali deggan Kanada, kaas oo Axaddii la dilay.

llaa iyo hadda ma cadda cidda dilkiisa ka dambeysa, waxase boolisku ay wadaan baaritaanno ku aaddan dilka Sharma’arke iyo dhalin yaro kale, iyadoo tan iyo horraantii bishii January ee sanadkan lagu dilay dalka Kanada 12 dhalinyaro oo 3 ka mid ah ay Soomaali ahaayeen.

Halkan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here