Soo qor sanadkan wax yaabaha ka dhacay Somalia ama caalamka kale?

Muqdisho Somalia
Muqdisho Somalia

Akhristayaasha sharrafta leh ee ku xirin bogga Midnim.com, waxaan idiin lee nahay nala wadaaga  oo soo qora wax yaabaha aad is lee dihiin Soomaaliya iyo caalam kale waa ay ka dhaceen sannadkan 2013-ka.

Maxaa kuugu yaab badnaa oo aad la kulantay?

Siddee ayuu saameen kugu yeeshay sannadkan wax yabaha dhacay?

Soomaaliya maxaa horumar iyo ama dib u dhac sannadkan ay sameesay?

Maxaa laga filan karaa sannadkan soo socda 2014 Soomaaliyo iyo caalamka kale?

Dhamaan su’alahaas iyo kuwa kale oo aad qabtid jawaabahooda ku soo qor qaybta Hoose.

Mahadsanidiin

 

3 COMMENTS

  1. عهد جديد
    أكثر من عشرين عاما أمضائها الشعب في ظل التشرد والترحال تحطمت فيها القلوب وانهارت فيها العقول حتى سخر الله لنا من يأخذ بأيدينا نحو غدا مشرق بالأمال . وأنا على يقين بأن ما حبانا الله به من ثروات و خيرات كفيل بتجاوزنا هذه المرحلة الحساسة إذا ما توافرت العزيمة وتسلحنا بالعلم و الإرادة التي تسموا لما فيه من الخير والصلاح بعيدا عن النعرات و الخلافات القبلية وإنني إذ أثني على الجهود الجبارة التي تبذلها الحكومة في سبيل استيعاب الفرقة الضالة (الشباب) وتوعيتها
    فإنني أرجو الإهتمام بالفئات المهمشة من الشعب مع تخصيص يوم أو إسبوع سنوي لتكريم المرأةالصومالية على ما قدمته من تضحيات وخدمات طوال فترة الحرب . وختاما أرجو نخصيص يوم أو أسبوع سنوي لتكريم الدولة التركية وشعبها على ماقدموه لأجلنا من معروف لن تنساه الأجيال وحبذا لو حملت بعض ميادين العاصمة مقديشو أو معالمها الحيوية أسماء شخصيات تركية تــثــميـنـا لجهودها العظيمة …………………… وداعا للحرب والسلاح وأ هلا بالعلم والرخا
    ……..مع تحيات ………….عائد من الغربة
    وداعا للحرب والسلاح وأ هلا بالعلم والرخا

  2. magacaygu waa ahmed hasan waxaan ku noolahay south africa waxyaabihii saamaynta igu yeeshay waxaa ka mid ahaa xanuunkii soo wajahay iyo geeridii nelson mandela. dadka madowga ah waxay lahaayeen ajaanibta waxaan ku bilaabaynaa boob xenophobia cabsi weyn ayaa jirtay balse waxba ma dhicin

  3. sanadka 2013 waa sanad aad iyo aad u wanaagsan soomaalina saamayn wayn ku leh sababtoo ah waxaa dhacay isbedel weyn oo xaga nabada ah ayaa ka dhacay wadankeena caasimadeeni oo jidadkeedi dib loo habeeyayay hayaadki xukuumada oo qaarkood la cusbooneysiiyay iskuuladii lacagla aanta ahaa oo dib loo furay waxaa kaloo dhacay in shacabkeeni qurbaha jiray ay in badani soo noqdeen inta dibada weli jirtana hiloow ku soo jiraan waxaan is leeyahay sanadka soo socdana waxoow noo noqon doonaa sanad barwaaqo insha allaah shacabkeeni waa daaleen gacmahoon isqabsano nabad iyo hrumar galabwanaagsn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here