Somalia:Garoonka diyaaradaha Aadan Adde oo dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay Sawiro

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawiro muujinaya sida loo casriyeeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Adde, oo hada u muuqanaya mid la tartami kara garoomada diyaaradaha ee gobolka.

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here