Somalia : Xoghayihii joogtada ee wasaarada arimaha Gudaha oo shaqada laga joojiyay

War qoraal ah oo laga soo saaray wasaarada arimaha gudaha ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyay xoghayihii wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya.

Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa, ayaa sheegay inuu shaqada ka joojiyay xogyahihii joogtada ee wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya.

Yaxye Cali Ibraahim, ayaa lagu eedeeyay inuu wada shaqeyn fiican la yeelan waayay wasiirka iyo xubnaha kale ee wasaarada arimaha gudaha.

Hoos ka akhriso qoraalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here