Somalia : Xil. Baarlamaanka ee kasoo jeeda HirShabeelle oo Kulan xasaasi ah yeeshay [Daawo]

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka ee kasoo jeedo deegaanada HirShabelle ayaa kulan xasaasi ah maalin ka hor ku yeeshay magaalada Muqdisho.

Kulankooda ayaa waxay kaga doodeen miisaaniyaddii lacageed ee loo qoondeeyay maamulka HirShabelle oo aheyd mid aad u hooseyso.

Xildhibaanada oo gaaraya 46 mudane ayaa si isku mid ah kaga horyimid miinaasiyadda loo qorsheeyay maamulka HirShabeelle.

Hoos ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here