SOMALIA President : “The people of Burundi are our true brothers who have given their blood to bring peace in Somalia.”

Somali President “The people of Burundi are our true brothers who have given their blood to bring peace and stability in Somalia.”
Somali President “The people of Burundi are our true brothers who have given their blood to bring peace and stability in Somalia.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay H.E. Joseph Nkurunziza,Safiirka cusub ee Burundi isla markaana yiri “Burundi waa wallaalo noo huray dhiigooda si Somalia nabad u noqoto.”

H.E. Joseph Nkurunziza, Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa aqoonsiga ee Safiirnimo. ” Dowladda Burundi wey ka go’antahay inay taageerto dadaalka nabadeyna Somalia. Shacabka Burundi waxey fahamsanyihiin muhiimadda ah in wallaal loo gurmado marka uu gurmad u baahanyahay, waana sababta ay ciidamadeenu u joogaan Somalia si ay nabada u soo celiyaan. Somalia waxey istaahishaa taageero oo aan beesha caalamka ugu baaqeynaa inay si deg-deg ah ugu soo gurmadaan Somalia oo Dowladda lagu garab gala dib u dhiska hay’adaheeda si ay nabadda u soo celiyaan. Burundi wey sii labo jibaareysaa taageeradeeda ku wajahan Somalia.” Ayuu yiri Safiirku

Madaxweynaha ayaa yiri “Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay taageerada Burunde ee dhanka amniga. Ciidanka Burundi waxey safka hore uga jiraan howlgalada kooxaha nabad-diidka dalka looga sifeynayo, iyagoo qeyb ka ah AMISOM. Ciidankeennu iyagoo kaashanaya AMISOM waxey maalin walba guulo ka gaarayaan oo ay kooxaha argagaxisada ka saarayaan goobo cusub si Al-Shabaab looga saaro dalka oo dhan, bacdamaa ay khatar ku yihiin Somalia, iyo caalamka oo dhan. Burundi waxaan kala shaqeyn doonaa sidii aan xiriirka labada dal u sii xoojin laheyn.”

“Burundi waa wallaalo jira oo aan marnaba la illaawi karo sida ay dhiigooda noogu hureen si Somalia ay nabad u noqoto. Sidoo kale waxaan idinkaga mahadcelineynaa tababarka ciidanka Soomaaliyeed oo maanta noqonaya ciidan tayeysan oo aan u diyaarineyno inay amniga dalka oo dhan la wareegaan mustaqbalka dhow.”

Safiirka Burundi ayaa fariin uu ka siday H.E. Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha Burundi soo gaarsiiyey Madaxeynaha Somalia oo uu ku ballanqaadayo sida ay uga go’antahay Burundi inay taageeraan Somalia. Safiirka ayaa ugu danbeyntii shir-jaraa’id la qabtay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia. DHAMAAD

English Version

Somali President “The people of Burundi are our true brothers who have given their blood to bring peace and stability in Somalia.”

His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new Burundian Ambassador to Somalia and said, “The people of Burundi are our true brothers who have given their blood to bring peace and stability in Somalia.”

His Excellency Joseph Nkununziza, presented his credentials to the President in Villa Somalia, Mogadishu. Accompanied by Somalia’s Foreign Minister, His Excellency Abdirahman Duale Baileh, the Ambassador pledged his country’s continued support to the ongoing efforts to stabilize Somalia. Ambassador Nkununziza said “We Burundians understand the importance of supporting a brother when he needs it most and that is why our soldiers are in Somalia. Somalia deserves better and we urge the international community to provide timely resources to help the government to build its institutions in order to bring peace and stability. Burundi will increase its support to the government and the people of Somalia.”

The President said: “We are enormously appreciative of Burundi’s support in returning security to Somalia. Burundian soldiers are on the frontlines, helping defeat Al-Shabaab as part of AMISOM. On a daily basis our own soldiers of the SNA, with the support of AMISOM, are liberating town after town. Together, we aim to eliminate the threat posed by Al-Shabaab. That threat exists not only here in Somalia but elsewhere, in other countries. We look forward to continuing to work together in pursuit of our common interests.”

“Burundi is a true brother and we greatly value the sacrifices that they are making here in Somalia. We are also grateful for their support in the training of our soldiers, who are rapidly becoming a professional, capable force. Soon Somali soldiers will be able to provide peace and stability throughout the country and we will take full control of the security of our country. That will only be possible with the assistance of our brother nations like Burundi.”

The Ambassador conveyed a personal message from President of Burundi, H.E. Pierre Nkurunziza, expressing his commitment to strengthening bilateral relations. He concluded his visit with a joint press conference with the Somali Foreign Minister.

Source: Spokesperson to the President of Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here