Somalia :Midnimo Online oo wareysi la yeelatay Siyaasi Jaamac Xasan Khaliif

Shabakada Wararka ee Midnimo Online ayaa wareysi gaar ah la yeelatay siyaasi Jaamac Xasan Khaliif oo ku  xeer dheer arimaha gobolka iyo caalamka.

Jaamac Xasan Khaliif oo musharax madaxweyne soo noqday ayaa ka hadlay saameynta Soomaaliya ay kala kulmi karto go’aankii ay ka qaadatay khilaafka wadamada Khaliijka.

Sidoo kale siyaasiga ayaa amaanay dowladda Soomaaliya, waxaana uu sheegay in go’aanka ay ku diiday dhaqaalaha badan aad looga hadal hayo caalamka.

Hoos ka daawo wareysiga.

 

Siyaasi Jaamac Xasan Khaliif

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here