Somalia :Madaxweynaha HirShabeelle oo degmooyin cusub magacaabay

Madaxweynaha maamulka HirShabeele ayaa maanta magacaabay degmooyin cusub oo ka mid noqonaya degmooyinka gobolka Hiiraan.

Agaasimaha madaxtooyada HirShabeele ayaa saxaafada magaalada Muqdisho ugu aqriyay warsaxaadeed kasoo baxay madaxweynaha maamulka HirShabeele.

Degmooyinka cusub ee uu magacaabay madaxweynaha maamulka Hirshabeele ayaa waxaa badankood maamula Al Shabaab, lamana oga sida ay u shaqeyn doonaan guddoomiyaasha cusub ee degmooyinkaasi loo magacaabayo.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here