Somalia :Hirshabeelle oo xiriirka u jartay dowladda Qatar [Akhriso]

Madaxweynihii Xildhibaanada Hirshabeelle ay sheegeen in ay xilka ka qaadeen,laakiin wali sheegaya in uu  yahay Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa taageeray Sacuudiga iyo Imaaraadka

Warsaxaafadeed ku qoran luqadda English-ka oo kasoo baxay Madaxtooyadda Hirshabeelle ayaa looga hadlay xiisada ka taagan dalalka Khaliijka.

Cali Cabdullaahi Cosoble sheegay in xiriir soo jireen ah oo ku saleysan amniga iyo ganacsiga uu kala dhexeeyo Imaaraadka iyo Sacuudiga , sidaasi darteed ay garab taaganyihiin saaxiibadood Sacuudiga iyo Imaaraadka.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in dowladda Sacuudiga ay si buuxda u taageerayaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here