Somalia: Garoonka diyaaradaha Jowhar oo bastoolado la is Kula baxay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xildhibaano katirsan Hirshabeelle ay ku kala qeybsameen soo dhaweynta madaxweyne Cosoble.

Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanada ay bastoolado is Kula soo baxeen taasi oo xiisad cusub dhalisay.

Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle ayaa tagay magaalada Jowhar waxaana la socday Madaxweynaha Hirshabeelle oo shalay codka kalsoonida waayay.

Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle ayaa diyaarad gaar ah ku tagay jowhar waxaana lageeyay guriga madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle.

Madaxweynaha oo dad taageersan ay soo dhaweeyeen ayaa tagay guriga uu magaalada ka degen tahay.

Lasoco waxii kusoo kordhaa insha allah.

  1. 1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here