Somalia :C/raxmaan Cabdi Shakuur oo dardaaran adag u diray mucaaradka Soomaaliyeed

C/raxmaan Cabdi Shakuur warsame oo kamid ahaa musharixiintii u taagnaa xilka madaxweynaha sanadkii lasoo dhaafay ayaa dardaaran adag u diray Shacabka Soomaaliyeed.

Gaar ahaan dardaarankiisa ayaa ku wajahnaa dadka mucaaradnimada caadeystay ee aan dooneyn inay horumar wadajir ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed mid gaar ahaaneed mooyee.

Wuxuu bartiisa facebook soo dhigay qoraal uu ku cabirayo waxa Soomaaliya ay tahay iyo sida la doonayo.

Hoos ka akhriso.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here