Siyaasiga C/llaahi Shiikh Xasan oo Dawladu Ku Xirtay Muqdisho

siyaasi

Waxaa maanta ciidanka Dawlada Soomaaliya ay Xabsiga utaxaabeen Siyaasiga Caanka ah C/llaahi Shiikh Xasan xilli uu kusugnaa Magaalada Muqdisho oo uu deggenaa.

Gudoomiyaha Xisibiga Nabada iyo Dimuqaraadiyada Somaliya C/llaahi Shiikh Xasan ayaa la xiray isagoo kasoo dagayey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Adan Cade Airport xilli uu ka yimid Magaalada Nairobi.

Lama oga sababta loo xiray Siyaasiga Caanka ah ee C/llaahi Shiikh Xasan oo lagu sheego inuu yahay Mucaaradka Madaxweyne Xasan Shiikh Dawlada uu Hogaamiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here