Sir Alex “Manoqon Doono Flop”

Tababaraha kooxda shayaadiinta cascas Sir Alex ayaa waxa uu sheegay in Manchester United aysan marnaba ku fashilmi doonin tartanka Champion League.

Sir Alex ayaa waxa uu sheegay in markaan ay tiigsan doonaan meel fiican, isla markaasna aysan ku fashilmi doonin tartamada kala duwan ee ay ciyaari doonto naadiga uu kayahay darawalka.

“Taageerayasha waxaan u cadeeynayaa inaan kasoo gudbi doono wareegyada,waan ogahay tartamada yurub waxa ay leeyihiin ahmiyad,waxaana waajib nagu ah inaan ku guuleeysano koobab”.

Manchester United ayaa xili ciyaareedkii lasoo dhaafay ku guuleeysan wax koobab ah,waloow ay hada si fiican isku qalabeeysay,waxayna lasoo wareegtay xidigo wanaagsan aadna u da’ yar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here