Siilaanyo oo qirtay in culees badan kaga yimid caalamka Dhageyso

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa shir ku qabtay magaalada Hargeysa.

Siilaan ayaa sheegay in caalamka ay diidan yihiin in ay aqoonsadaan taas oo keeni karta in ay suurta gal noqon weydow gooni isu taagi Somaliland.

Madaxweynaha iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu laabtey magaalada Hargeysa markii socdaal ay ku tageen dhowr dal. Madaxweyne Siilanyo ayaa shirka jaraa’id kaga warbixiyey socdaalkiisa. I

Warbixin  VOA arrintas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/siilaanyo1.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

 

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here