Siilaanyo oo ka warbixiyay Safaradii uu Mareeykanka iyo Britain ku tagay Dhagayso

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed (Siilaanyo) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maalmahaan ku safaro ku kala bixinayay wadamada Mareeykanka iyo Britain, waxaana halkaas ay kulamo kula qaateen masuuliyiin katirsan labada doowladood.

Siilaanyo, ayaa mar uu wareysi siinayay Idaacada VOA-da, Dhageyso

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/04/siilaanyo1.mp3″]

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com  ,  midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here