Sidee ChatGPT ugu adeegsan kartaa Suuqgeynta dijitalka

1- Abuuritaanka mowduuc dadka soo jiita.

Nuxurka Kala Duwan – La wadaag noocyo kala duwan oo ka kooban sida sawirro, fiidyowyo, iyo qoraallo, qoraal ah si ay booqdayaashada uga faaideystaa.

Sheeko-sheekayn: La wadaag sheekooyinka ku saabsan ganacsigaaga, alaabtaada, ama macaamiisha si aad u abuurto xiriir shakhsiyeed.

Muuqaalo: Isticmaal sawirro iyo muuqaalo tayo sare leh si aad u soo jiidato dareenka macaamiishaada.

Wicitaan Ficil (CTA): Ku dhiiri geli macaamiishaada inay jeclaadaan, faallooyin ka bixiyaan, oo wadaagaan qoraalladaada si ay u kordhiyaan muuqaalka.

Faa’iidooyinka: Ka-qaybgalka macluumaadka waxay dhistaa daacadnimada ganacsigaada, waxay kordhisaa gaarista waxayna kordhisaa taraafikada (booqdayaaha) boggaada ama dukaankaaga.

2- Jadwalka Qoraalada Joogtada ah

Soo noqnoqoshada: Si joogto wax u geli si ay mar walba joogto maskaxda kugu hayaan macaamiishaada adigoon ka badin waxa aad soo gelineyso.

Aaladaha Jadwalka: Isticmaal qalabka jadwalka Facebook si aad u qorsheysato qoraalada ka hor wakhtiga si joogto ah.

Waqtiyada muhiimka ah: Aqoonso waqtiyada ka-qaybgalka ugu sarreeya adiga oo isticmaalaya aragtiyaha Facebook iyo jadwal qoraallada waqtiyadaas.

Kala duwanaanshaha wakhtiga: Tijaabi dejinta wakhtiyo kala duwan oo maalinta ah si aad u gaaro dhagaystayaal meel walba ay joogaan.

Faa’iidooyinka: dajinta joogtada ah waxay ilaalisaa dhagaystayaashaada inay ku hawlan yihiin, waxay wanaajisaa soo celinta summada, waxayna kordhisaa suurtogalnimada in macluumaadkaaga la arko.

“Intaas waxay aheyd laba qabyood oo aan ka soo qaatay su’aalihii ku saabsanaa sidee  Facebookga ugu faa’ideysan karaa ganacsiga ee aan weydiiyay ChatGTP oo aan soo tarjumay.

 

 

 

 

0 Comments

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *