Aragtidaada ka soo dhiibo hadalka madaxweynaha Somaliland?

Siddee u aragtaa hadalka madaxweynaha Somaliland?
Siddee u aragtaa hadalka madaxweynaha Somaliland?

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa ka hadlay midnimo dib u dhexmarta Somalilad iyo Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in arrintaas aaney socon doonin isagoona ku baaqay in la taageero gooni isku taaga Somaliland.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa ku baaqay in mar haddii ay socon weysay midnadimii Somalia, in laga shaqeeyo walaaltinimo dhex marta labada dhinac iyo in ay daris wadaag noqdaan.

Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay furitaanka shirweynaha xisbiga talada haya Somaliland ee kulmiye oo maanta ka furmay magaalada Hargeysa .

Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal kula jirta maamualka Somaliland, waxaan dhowr ay ku kulmeyn dalka Turkiga.

Akhriste siddee u aragtaa hadalka madaxweynaha Somaliland, noo soo qor aragtidaada, Mahadsanid

3 COMMENTS

  1. War somalilen ya ad wax u haysaan ama idindareemayo idinkana dhulka Kama hadli kartaan
    Kuligina waxaad tihiin qaaimin in maxkamad laidin keeno ayaad mudan tihiin.waxaan ka xumahay
    In a ad wax la wadaagtaan alle u naxariste Abdullahi suldaan

  2. Magacaygu waa cabdi case waxaan joogaa m. Burco waanu taageersanahay madaxweynaha qaranka jsl. Waana lama taabtaan xuduudaha dalkayagu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here