Siddee loo xallin karaa xiisada Taleex?

Somaliland oo Qabsatay Degmada Taleex
Somaliland oo Qabsatay Degmada Taleex

Akhristayaasha sharrafta leh ee ku xiran bogga Midnimo.co, sidda intiina badan aad ula socoteen waxaa shaley degmada Taleex ee gobalka Sool la wareegeen ciidamada maamulka Somaliland.

Degmada Taleex waa xarunta waa maamulka Khaatumo State, balse waxaa isku heesta dhulkaas maamulada Somaliland iyo Puntland.

Somaliland waxa ay sheegtay in Taleex ay ka mid tahay dhulka ay maamusho, Puntland waxa ay tallaabada Somaliland ku tilmaamtay mid daan-daansi halka Khaatumo State ay ku tilmaameen duulaan qaawan..

Si kasta yay tahay in ay xaliso xiisada ka taagan Taleex, door intee la eg ayaa u furan dowladda dhexe si loo qaboojiyo xiisada ka taagan Taleex?

QM gaar ahaan xafiiska UNSOM xal ma u heli karaa xiisada kaa taagan Taleex?

Ra’yigaaga ka soo dhiibo?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here