Sida loo kala hoggaaminayo gooldhalinta Champions League

lionel-messiKulamadii shanaad ee Champions League ayaa xalay la ciyaaray Lionel Messi ayaana sii dheereystay hoggaanka gooldhalinta Koobka horyaallada Yurub, isagoo leh 9 gool.

Lionel Messi (Barcelona) 9 gool

Edinson Cavani (Paris) 5 gool

Riyad Mahrez (Leicester) 4 gool

Mesut Özil (Arsenal) 4 gool

Robert Lewandowski (Bayern) 4 gool

Theo Walcott (Arsenal) 3 gool

Arkadiusz Milik (Napoli) 3 gool

Joshua Kimmich (Bayern) 3 gool.

3ab2b26100000578-3965822-image-a-24_1479932311680 3ab2c3e200000578-3965822-image-a-30_1479932774259

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here