Sida loo kala hoggaaminayo gool caawinta Champions League

NeymarKulamadii shanaad ee Champions League ayaa xalay la ciyaaray Neymar Jr ayaana sii dheereystay hoggaanka gool caawinta Koobka horyaallada Yurub, isagoo leh 7 caawin.

Neymar ayaa noqonaya xiddigii ugu horeeyay ee 7 caawin ka sameeya wareegga guruubyada Champions League, laakiin xiddiga Barcelona waxba kuma dari doono madaama uu ganaax ku seegayo kulanka ugu dambeeya wareegga guruubyada ee ay la ciyaarayaan Borussia Monchengladbach.

Neymar (Barcelona) 7 caawin

Ousmane Dembélé (Dortmund) 4 caawin

Eduardo Salvio (Benfica) 4 caawin

Cristiano Ronaldo (Real Madrid) 4 caawin

David Alaba (Bayern) 3 caawin

Ricardo Quaresma (Beşiktaş) 3 caawin

Luis Suárez (Barcelona) 3 caawin

Lucas Pérez (Arsenal) 2 caawin

– Share u dheh walaal dadka xiisaynaya

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here