Shirkii Baydhabo oo furmi raba & Doorashada oo lawada Sugayo

Up Date:2:24PM

Wararkii ugu dambeeyey ee Magaalada Baydhabo naga soo gaaray ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw la filayo si toos ah loo furo Shirka Doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Seddexda Gobol.

Waxa duhurnimadii warar soo baxayey ay sheegayeen in dib loo dhigay Saacado doorashada in la daah furo waxaana galabta la filayaa in si toos ah loo doorto madaxweynaha Maamulka Seddexda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Naga filo faah faahino wixii kasoo kordho dib kala socda insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here