Waxaa daqiiqado ka hor haatan ka furmay xarunta Iskool Boliisiya ee Magaalada Muqdisho Shirka Ansixinta Dastuurka Soomaaliya.
Madaxda Dowlada KMG Soomaaliya, wakiilo ka socda maamulada dalka, iyo saraakiisha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa fadhiya shirka, waxaana haatan qudbad ku saabsan marxaladihi uu soo maray sameynta dastuurkaan jeedinaya wasiirka Dastuurka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil.
Waxaa ku xigi doona Madaxda dowlada iyo kuwa kale ee ka socda beesha caalamka.
Wixi kuso kordha kala soco Midnimo.