Shirkad Turkish ah oo lagu wareejiyay mid kamid shaqooyinka ugu adag Dekeda Muqdisho-Video

dekeda 11hay’ad gaar ah kana socota dowlada Turkiga ayaa lagu wareejiyay ilaalinta iyo hubinta tanyada Badeecada kasoo degeysa dekada Magaalada Muqdisho

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Shirkadan laga leeyahay dalka Turkiga si rasmi ah ugu wareejisay iney la socoto ayna ilaaliso in dekada laga soo dajiyo raashiin dhacay iyo dawooyin dhacay intaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here