Shirka Madasha-wadatashiga oo maanta ka furmaya Kismaayo

Ahirka madasha wadatashiga
Ahirka madasha wadatashiga

Magaalada Kismaayo waxaa shalay tagay wufuud Soomaali  iyo kuwo caalami ah waxaana lagu wadaa in maalinta berri ah uu ka furmo shirkii Madastasha Wadatahsiga Qaran.

Wufuudda tagtay waxaa ka mid ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, madaxweynahaaysha maamul goboleedyada Koonfur Galbeed, Puntand iyo Galmudug iyo weliba Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Itoobiya iyo madax ka socota Midowga Yurub.

Dhagayso shirka Kismaayo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here