Shirka madasha oo lasoo gabagabeeyay lagana soo saaray qodobo dhowr ah

12313763_529667960525217_5883509078612321569_nShirka madashad wadatashiga Qaranka oo la soo gabo gabeeyay ayaa la isku raacay in la dhiso labo guddi doorasho oo midkood yahay heer Qaran, halka mid kale uu noqonayo heer gobol, waxaana xulista labada aqal hor mari doono aqalka sare ee baarlamaanka, iyadoo isku meel ay doorashada ka dhaceyso, gaar ahaan xarumaha dowlad goboleedyada.

Doorashada baarlamaanka aqalka sare waxaa u codeynaya baarlamka dowlad goboleedyada dhisan, halka aqalka hoose ay xulistiisu saldhig u noqon doonto 135tii oday .

Xildhibaan kasta waxaa soo dooranaya 50 ergo, guud ahaan waxaa xubnaha baarlamaanka dooranaya ergo gaareysa 13,750 ergo.

Halkan ka aqriso war-murtiyeedka:

14604470644c5c1146044710310c59 14604471216691a

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here