Shir hada ka socda Garoonka diyaaradaha Baydhabo

Garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, ayaa lagu soo waramayaa inuu hada shir xasaasi ah uga soconayo Saraakiisha AMISOM iyo dhinacyada isku haya magaalada baydhabo.

Kulankaan oo ah mid Al-baabada u xiranyihiin, ayaa ujeedkiisalagu sheegay, sidii loo qaboojin xiisadaha maalmihii ugu danbeeyay ka taagnaay halkaas.

Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Xiliban Shariif Xasan Aadan, Xaabsade iyo Madoobe Nuunoow iyo Saraakiisha AMISOM.

Faahfaahinta Kulankaan wixii kasoo baxa waxaan idinkugu soo gudbin doonaa wararkeena danbe..

1 COMMENT

  1. Waa aan noqdo madaxweyne markaan dilo dad badan wuxuu isku direy shacab walaalo ah si uu u gaaro dano shaqsiyadeed shariif sakiin wuxuu wado maahan siyaasad waa iska horkeen beelo walaalo ah xtaa haiii saddex gobol la sameyn lahaa wuxuu ka dhigey mid aan marna suurta gal aheyn waayo sariif sakiin horaaa loo ogaaa wuxuu yahay hadana wuxuu noqdeu baas abuurka fidno keen dhiig daadi xanuun iyo geeri soo celi 23 sanno dhibaato ah shakiin wuxuuu xadey federalkii wuxuu moodey wax walbo in lacag lacag lagu iibsan karo tan waxay taagah tahay karaaamadii sharafkii jiritaankii dhulkii noloshii walaalaha konfur galbeed soomaliya shariif sakiin waad fashilantey siyaasada soomaliya waay kaaga dhamaatey waayo macnaha federalka ayaa ayaa waxaad ka dhigtey waxaad adiga rabto hadii aad ogaan laheyd macnaha federal kuma deg degteen puntland iyo Somaliland maad federal moodey waa maamulo aan cadaalad ku dhisneyn tuugo xadey xoolihii dhacabka guryo ka iibsadey debada Dubai ,yurub, waqooyiga amerika waan la soconaa meelaha lacagta ay xadaan ay ku keydsadaan waayo maalin ayaa cadaalada lakeeni doonaa markii ay xisaab timaado qurbo jiif haka sugin cadaalad sinaan iyo nolol fiican waayo waa rag caruurtooodii soo dayacay caruur kale iska daa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here