Sheekh Maxamed Axmed Nuur (Garyare) oo ka mid ah aas aasayaasha xarakada Isaamiga ee Al lsaax ayaa wuxuu siiyaay wareysi dheer idaacada BBcda.
Waxaa wareystay wariyaha BBcda ee Yuusuf Xasanee asagoo kaga hadlaayo dhibaatooyinka manta ka dhex jira xarakooyinka Islaamiga iyo sidii looga bixi lahaa.
”Dadka Soomalida waa muslimiin in ay quustaan ma aha” Sh Garyare
Dhageyso wareysiga Sh. Maxamed A. Nuur (Garyare) Qaybtii Kowaad
[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2012/01/garyare.mp3″]
Dhageyso wareysiga Sh. Maxamed A. Nuur (Garyare) Qaybtii labaadi
[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2012/01/garyare1.mp3″]
Dhawan ayaan idin soo gudbineynaa (Taariikhda Al-Islaax cida aas aastay iyo Ujeedada loo aas aasay )
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com