Sheekh Cali Dheere: Ka bixitaanki Afgooye waxaan ku ogaanay awooda cadawga

Afhayeenka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa ka hadlay dagaaladi dhawaan ay gashay Al Shabaab iyo ka bixitaanki ay ka baxeen magaalada Afgooye.

Wareysi uu siiyey Radio Andalus oo ku hadla codka Al Shabaab, ayuu ku sheegay in ay ku ogaadeen ka bixitaanki Afgooye iyo qabsashadi ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom ay halkaasi la wareegeen awooda cadawgooda.

Hadaba si aad u dhuuxdo codka Cali Dheere halkaan ka dhageyso.

[Powerpress]

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.