Sh. C. Raabi oo muxaadaro ku saabsan geeska Afrika ka jeediyaya magalada Baydhabo (Dhageyso)

 Sheekh Cabdullaahi Raabi   ayaa shalay ka jeediyay muxaadaro  ka hadleyso  loolanka  Taariikheed ee Geeska Afrika  (Siraac Ataariikh Fiiqarni Ifriqiya) hal kaas oo ay ku sugnaayeen culumo Soomaliyeed.

Maalmahaan ayaa Culumi badan oo ka tirsan Alshaabka waxaa ay Baydhabo ku lahaayeen kulamo oo ay uga hadlayaan xaaladaha soo wajahay.

Al – Shabaab ayaan beryaan waday sidey wax uga qaban lahaayen duuladan ku soo wajahan iyo sidii ay ku heli lahaayeen gurmad, dhawaan ayaa hogaamiyayaal ka tirsan Al-Shabaabka kormeer ku marayeen gobolo ka tirsan meelaha ay gacanta ay ku hayaan.

Sheekh Cabdullaahi Raabi wuxuu  ka tirsanaa  ururkii  Al Itixaad Al Islaami, ahaana Mas’uulkii ugu sareeyey Xarakada Itixaad ee Gobolka Soomaali Galbeed.

Dhageyso  1 – Al Siraac Ataariikh Fiiqarni Ifriqiya Sh C Raabi
[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2011/12/1Al-Siraac-Ataariikh-Fiiqarni-Ifriqiya-Sh-C-Raabi.mp3″]

Dhageyso 2 -Al Siraac Ataariikh Fiiqarni Ifriqiya Sh C Raabi
[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2011/12/2Al-Siraah-Ataariikh-Fiiqarni-Ifriqiya-Sh-C-Raabi.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.