Sheekh Aadan Siiro qudbadii Jimcaha ku weerara Madaxweyne Xasan Sheekh Dhageyso

Sheekh Aadan Siiro (Aadan Siiro) Ayaa qudbadii jimcaha ku soo qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh, kuna eedeyaya in uu wax u dhimay arimaha iyo wadahadaladii u socday Somaaliya iyo maamulka Somaliland.

Aadan Siiro ayaa aad uga carooday hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa  “Waxaan u soconaa midnimada Soomaliya oo dhameystiran ” iyo in maamulka Somaliland oo ku tilmaamay gobolada waqooyi taas oo meel uga dhac ah qadiyada Soomaliland.

Sheekh Aadan Siiro ayaa u digay Maamulka Soomaliland in ay ka fiirsadaan dowlada Soomaliya wadahadalada ay la galayaan kuna amaanay maamulka sida ay uga shaqeeyeen horumarinta iyo amaanka Somaliland.

Aadan Siiro ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku sheegay in Taangi iyo gaalo ilaaliso…….

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/AadanSiiroo.mp3″]

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

4 COMMENTS

  1. Asc walaalayaal,

    Marka hore waxaan aad ula yaabay ninkaan ahlu diinka isku sheegayo in uu hadaladaan ku hadlo. Waxaa kale oo aan is waydiinaya ninkaan miyuusan la socon kala qaybintii dadka soomaalida in ay ku lug lahaayeen gumaystayaashi reer Europe. Taaso lagu ilaalinayay dad muslimiin ah oo wax badan wadaago in ay is raacan oo ay danahooda guud ka shaqeeyaan.

    Kalimada Somaliland waxay ka koobantahay Somali oo loo yaqaano dadka dago geeska Africa, hase ahaatee land waa kalimad Germanic ah.

    Waxaan kula talin lahaa ninkaan aminasan Isaaqland in uu aqriyo taariqda soomaaliya iyo gumaystihi ukumaha uu aga tagay. Markaa wuxuu fahmi lahaa in ay ukumahaas wadnaha u fadhiisteen meeshi ay diinta u gali lahayd.

    I hate qabyaalad, I think it is regressive and backward. However, I am of the opinion that there are some Somali clans that are trying to benefit from the chaos they have helped create by playing a victim role (every simpleton is falling for it). Their preferred strategy is to demonise the rest of Somali ( they dance at the deathbed of a nation).

    Their ideas about statehood is utter rubbish, I can’t see the funny side of inoculating young children, and society at large with political opinions that they have nothing to do with. Also I do not comprehend why particular people from North West of Somalia ( and not the North of Somalia) are always so keen to emphasis their vulgar and separatist ideas. I have my own theories nevertheless, I don’t want to break the little hearts of the bigots. Reply at you own peril and you shall witness that your parents were protecting you from reality.

  2. Kaasina waa sheekha SNM ee aadan siiro wuxuu ka hadlayaa in ummada Somaaliyeed la kala qaybiyo, muxuu uga hadli waayey dulmiga iyo kufsiga ka jira Hargaysa.Sheekh noocaani muxuu yahay ma fiqi bahdii kama jano tago baa,

  3. ANIGU REER WAQOOYI BAAN AHAY SHEEKHAAS WAA FIDNO WADE KU CADOW AH UMADA SOMALIYEED EE KU NOOL WAQOOYIGA SOMALIA isagoo qabyaalad adeegsada

    • Kan Seylanyo waa ka somalilandesan yahay, ee maa isaga loo dhiibo si uu ugeeyo hargeysa, berbera iyo qeyb burco ka mid ah Addis Abeeba ileen waa amhaaree. Soomali kuuma baahna ee Itoobiya iska xorrey. Dhulbahanti, Warsanageli, Ciise, Gudabiirsi, iwm. Codkooda waxay ku dareen midnimada Soomalida. Labada albaab iska soo horjeedo seelaanyo ku ciriiri. Waxa aad u socotid way caddahay. Waa kursiga guddomiyanimada gobolada waqooyi waase lagaaga hormaray!!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here