Sharma’arke oo ku guuleeystay Kursigii ugu horeeyay ee aqalka sare u matalaya PL

sharmaake bad gateR/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cumar C/rashiid Cali, ayaa ku guuleystay Kursigii ugu horreeyay ee mudanayaasha u matalaya Puntland Baarlamanka Aqalka sare ee Soomaaliya.

Waxaa Hoolka ay cod bixinta ka socota soo xaadiray 65 Xubnood oo ka tirsan golaha Baarlamanka maamul goboleedka Puntland, iyo guddiyo isugu jira heer feraal iyo heer maamul Goboleed oo kor joogto ka ah sida ay wax u dhacayaan.

Wixii ka soo kordha doorashada Aqalka saree e Puntland kala soco Wakaaladda Wararka qaranka Soomaaliyeed ee SONNA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here