Sharma’arke oo difaacay natiijadii shirka Madasha

Ra'iisul wasaare Cumar Cabdi Rashiid
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdi Rashiid

Reysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa difaacay qodobbadii ay dowladda Soomaaliya ka soo saartay shirkii madasha wadatashiga qaranka ee doorashada sanadkan 2016.

Halkaan ka dhagayso wareysi uu siiyay VOA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here