Shariifoow Farmaajo adaa na baray: mid kamid ah shacabka Garowe-Video

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Sh. Axmed oo kamid ahaa madaxdii lagu casuumay caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland, ayaa markii uu kasoo degay Garoonka Garowe waxaa so aad ah usoo dhaweeyay shacab farabadan.

sheekh shariif iyo Farmaajo oo is-bahaysi samaystayShiikha oo lagu soo dhaweeyay Digri iyo mashxarad  ayaa mid kamid ah dadkii soo dhaweeyay waxa uu ku hadaaqayay “Shariifoow Farmaajo na baray soo dhawaaw”.

Halkan ka daawo muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here