Shariif Xasan oo maanta ku dhawaaqaya inuu yahay musharax Madaxweyne

14333036_1171473459558284_5384695844471345312_nSida ay sheegayaan Illo ku dhaw dhaw Madaxtooyada Maamulka Koofur galbeed Madaxweynaha Maamulkaas Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ku dhawaaqi doono inuu yahay Musharax u tartamaya Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya .

Wararka ayaa sheegaya in maanta uu Magaalada Baydhabo uga dhawaaqayo Madaxweyne Shariif inuu yahay Musharax u taaqan Qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya Doorashada la filayo in ay dhacdo Bisha November ee Sanadkaan.

Lama Oga sida uu isku Waafajin doono Xilka Madaxweynaha Koofur galbeed ee uu hadda hayo iyo Musharaxnimada Xilka Madaxweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here