Shaqalaha Deb Damiska Oo Taba bar Uga Furmay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

Saraakiisha AMISOM ayaa tababar dhanka dab-damiska waxa ay u furtay shaqaalaha dabdamiska ee gobolka Banaadir,Tababarkan oo noocyo badan isugu jira ayaa waxaa uu ka socdaa garoonka kubadda cagta ee Stadio Muqdisho.

Sidoo kale shaqaalaha dabdamiska ayaa waxaa la siinayaa tababar dhanka jirka ah si ay ugu sahlanaato shaqada dab-daminta,Iyadoona Maanta Uga Furmay taba Barkani Magaalada Muqdisho,waxana Ka Qeyb galay Masuulin Dowlada Ah.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here