Nidaamka Adeegeenu ku Shaqeeyo

Naqshadeyn  logu tala galay in  lagu hubiyo in dhinac kasta websayd-kaada ka mid ah uu si habsami leh u socdo, si joogto ayaa lagula socodsiin doona meesha uu maraayo.

Qaab Dhismedka Webka

Waxay naqshadaadu noqon doontaa mid salka lagu dhiso WordPress qaabka loogu isticmaal badan yahay in lagu dhiso websayd kuu fududeyn doonto  in aad  maamulato mustaqalka, waxaana diyaar kuula nahay in aan tababar yar ku siino.

Naqshadeynta

Marka sal ahaan lagu soo dhiso ayaa qaab ahaan waxaa lagu dhiso doonaa Elegant Themes oo ah qaabka ugu caansan, quruxbadan haddana  fududeeyo webka. Dhan farta, midibada, dhaqdhaqaaqa iyo qabab kale. 

Baaxadda websayd-kaada

In qaabka naqshadeynta isdhaafsano, ogaano, qeexno  xaddiga loo bahan yahaya iyo warbixinnada kooban, kulan hordhac ah si loo hubiyo in aan helno dhammaan macluumaadka saxda ah ee loo baahna si  howsha loo bilaabo.

Abuuritaanka Maclumaadka

Markaan bilaabeyno naqshadeynta iyo horumarinta websayd-kaada meel eber ah lagama bilaabaayo, ururinta nuxurka maclumaadka webkaada, waxa uu ka kooban yahay  in la helaa waa muhiim si loo ogado qaabka aad u rabto.

1

Qorshaynta

Marxaladda ugu muhiimsan ee mar  kasta  aan qaadno waa qorsheynta,  inta lagu jiro marxalada  naqshada, waxaan raacnaa qaab aad kula socon karto talaabo kasto oo  ku saabsan qaabka naqshadeynta iyo xog u ruurunta webka.

Horumarin

Horumarinta waxay tahay in ay wada shaqeeyaan qaybta hore ee wejiga iyo qaybta wax laga bedelayo. Waxaa kaloo muhiim ah in lagu xiro Google Analytics si aad u ogaato dadka soo booqdo boggaada, teknolajiyada ay isticmaalaan.

Waxaan talo kugu siineynaa Elegant Themes

Elegant Themes waxaa lagu sameeyaa  naqshadaha webka  WordPress ee qaaliga ah oo ay weheliso shaqeyn horumarsan iyo taageero cajiib ah!

Tijaabinta

Naqshad kastaa  dhowr wareeg oo tijaabo ah ayaa la sameeyaa. Marka la dhammeeyo waxaanu ku marti gelinaa  macaamiisheena si ay u arkaan meesha wax marayaan,  halkaas oo ay ka arki karaan howsha mashruucooda iyo meesha ay wax maryaan.

1

Hawlgalinta

Marka la dhameeyo ayaa waxaa leys dhaafsanaa in la ansaxiyo mashruuca dhisida naqshada webka, iyo dhamaan macluumaadkii loo baahnaa in lagu xiro webka. Halkaas ayuu socdaalku inooga bilaabmay waana wajigii koowaad ee u soo bandhigida webkaada caalamka.

Dhameestirka

Wajiga kowaad markuu dhamaaday oo mashuuraca webkaada la soo bandhigo caalamka howsha xigta waxay tahay sidii loosa sii horumarin lahaa. In la gaaro ujeedadii laga lahaa. In cusbooneeysiin (Update) mar walba lagu sameeyo dhamaan webka wax ku xiran. 

Ganacsiga Intarnetka

You Will Get Your Free E-Book and a weekly Midnimo
Dijital Newsletter (Somali or English)

Waxaan ka caawiyaa hal buurayaasha ( Facebook, YouTubers, Website..)
n ay ku guulestaan Onlaynkaiyagoo helaya Taageerada
Suuqgeynta Dijital ah ee Habaysan

I help content creators ( Facebook, YouTubers, Websites..)
Finds Success Online with Tailored Digital Marketing Support.

GET YOUR FREE E-BOOK AND JOIN OUR WEEKLY MIDNIMO DIJITAL NEWSLETTER (SOMALI OR ENGLISH)