Schweinsteiger oo mudo kadib Caawa u safanaya United

Xidigii hore ee Xulka Jarmalka Bastian Schweinsteiger ayaa lasoo warinayaa in uu markii ugu horreeysay caawa u dheeli doono United kaddib markii uu kooxda la wareegay Jose Mourinho.

United caawa waxa ay Old Trafford kula dheeli doontaa Wesat Ham.

Laacibka reer Germany oo horraantii bishan lagu soo daray tababbarka safka kowaad ayaa keydka loo magacaabay kulankii axada ee isla West Ham.

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here