Sawirro: Qaxootiga oo noolashooda caadi u wato in kasta oo la sheegay in la celin doono

Ganacsiga ayaa caadi uga socda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab in kasta uu jiro heshiis ay gaareen Kenya, Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ah in la celiyo qaxootiga doonayo inay noqdaan.

131122041145_dadaab_refugees_976x549_bbc_nocredit

Ma jiraan wax astaamo oo muujinayo in qaxootigu isu diyaarinayaan inay noqdaan. Noolashooda ayay caadi u wataan.

Xeryaha qaxootiga waxaa ku nool ku dhawaad nus malyuun ruux oo u badan Soomaali. Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ayaa sheegaysa in 100 ruux oo kaliye ay sheegeen inay diyaar u yihiin inay noqdaan.
Xeryaha qaxootiga waxaa ku nool ku dhawaad nus malyuun ruux oo u badan Soomaali. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ayaa sheegaysa in 100 ruux oo kaliye ay sheegeen inay diyaar u yihiin inay noqdaan.
Qaxootiga ayaa noolashooda caadi u wato. Inta badan kama muuqato wax walwal ah oo ku saabsan in la celin doono. Heshiiska saddex geesoodka ah ayaa sheegayo in muddo saddex sano lagu celin doono qaxootiga doonayo inay noqdaan.

Qudaarta ayaa si weyn looga helaa xeryaha qaxootiga. Kaddib 23 sano oo qaxootigu ku noolaayeen Dhadhaab, inta badan dhallinyarada halkan ku dhalaay ma garanayaan guri kale oo aan ka ahayn xeryahan qaxootiga.

Ninkan waxaa uu ku shaqeystaa dameerkan, dadka noociisa ah waxay is weydiinayaan waxa ugu horreeya Soomaaliya haddi ay noqdaan.
Ninkan waxaa uu ku shaqeystaa dameerkan, dadka noociisa ah waxay is weydiinayaan waxa ugu horreeya Soomaaliya haddi ay noqdaan.
Ganacsiga ayaa caadi uga socda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab in kasta uu jiro heshiis ay gaareen Kenya, Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ah in la celiyo qaxootiga doonayo inay noqdaan.
Ganacsiga ayaa caadi uga socda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab in kasta uu jiro heshiis ay gaareen Kenya, Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ah in la celiyo qaxootiga doonayo inay noqdaan.

Xigasho:BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here